Midowga Yurub oo War kasoo saaray Qarixii Is-miidaaminta ee lala beegsaday Ciidamada Talyaaniga

Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray weerarkii is-miidaaminta ah ee Alshabaab ay ku qaadeen kolonyo ciidamada Talyaaniga ee ku sugan Muqdisho Warkan oo ka laabtay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. Warka ayaa lagu sheegay inuusan jirin khasaare Ciidamada Midowga Yurub, siiba kuwa Talyaaniga kasoo gaaray weerarkii shalay ee is-miidaminta ahaa, waxaana intaas lagu sii … Continue reading Midowga Yurub oo War kasoo saaray Qarixii Is-miidaaminta ee lala beegsaday Ciidamada Talyaaniga