Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Somali News

Mukhtaar Roobow oo ku dhawaaqay Musharaxnimadiisa Xilka Madaxweynaha K/Galbeed

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo maanta gaaray magaalada Baydhaba ayaa ku dhawaaay inuu yahay musharaxa u tartamaya xilka madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya

Dadweyne fara badan ayaa soo dhoweeyay Sheekh iyagoo isugu soo baxay magaalada, waxaana Sheekh Roobow la dejiyey Hotel Bakiin ee magaalada Baydhaba, isahoo halkaas kul hadlay warbaahinta, wuxuuna si rasmi ah u shaaciyey inuu u musharax yahay xilka madaxweynaha K/Galbeed.

Sheekh Roobow wuxuu sheegay inuu jeclaa inuu ku dhex lugeeyo magaalada Baydhaba, oo shacabka uu dhex galo, balse xaaladda amniga darteed aysan u saamaxmeynin, waxaana hotelka bannaankiisa dhooban dadweyne fara badan.

 

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media