Somali News

Muqdisho: 132 qof oo laga helay Covid19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay tirada kiisaskii ugu dambeeyay ee covid19 ee Magaalada Muqdisho.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 790

oLaga Helay: 132
o Banadir: 132
o Lab: 83
o Dhedig: 49
o Dhimasho: 7
o Bogsashada: 9

🔳 Tirada Guud ee Laga Helay: 5632
🔵 Bogsashada Guud: 3,757
🔴 Dhimashada Guud: 179

 

Back to top button