Somali News

Muuse Biixi oo waraaqaha aqoonsiga ka guddomay Wakiilka Imaaraadka ee Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waraaqda aqoonsiga ka gudoomay wakiil dowladda Imaaraadka Carabta u magacaawday Somaliland Amb, Abdulla Alnaqbi, kaasi oo Maanta gaaray Magaalada Hargeysa.

Wakiilka oo madaxweynaha Somaliland gaarsiiyay waraaaqaha aqoonsiga iyo salaan uu ka siday madaxda ugu saraysa dalka iskutagga imaaraadka carabta ayaa uga mahadnaqay madaxweynaha sida uu uga gudoomay.

Imaaraadka oo lagu eedeeyo in uu dagaal kula jiro dowladda uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sidoo kale wakiillo ku leh Dowlad Goboleedyada qaar.

Back to top button