Somali News

Muuse Biixi oo xilka qaadis sameeyay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu xilka ka qaaday Maareeyihii hore ee Hay’adda Duulista Hawada Somaliland waxaana uu magacaabay mid cusub.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa ay u dhigneyd.

No photo description available.

Back to top button