Somali News

Muwaaddin kale oo xalay lagu dilay Koofur Afrika

Wararka ka imanaya dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in Muwaaddin Soomaaliyeed xalay lagu dilay dalkaasi.

Koox Buracad Koonfur Afrikaan ah ayaa Fiidnimadii xalay waxaa ay Mawaadin Soomaaliyeed oo Lagu Magacaabi Jiray Cabdi Jimcaale Ku Dilay xaafada Elsis oo Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee Dalkaan Koonfur afrika

Shalay ayaa saddex wiil oo Soomaali ah la dhaawacay waxaana sii socda rabshadaha ka ka dhanka ah Soomaalida.

Cabdi Jimcaale oo qofkii 6aad ee Soomaali ah oo bishan November gudaheeda lagu dilo dalka Koofur Afrika.

Back to top button