Somali News

Muwaaddin Soomaali ahaa oo mar kale lagu dilay Koofur Afrika

.Alle ha u naxariistee marxuumka ayaa lagu Magacaabi jiray Abdullahi Abdirahman Sheikh Ali ayaa lagu dilay Deegaanka Belhar oo ka tirsan Magaalada Cape Town Ee Dalkani Koonfur Afrika Ayaa lagu Dilay xalay Fiidkii.

Marxuumka ayaa waxaa Afar xabadood Wadnaha iyo qaarka sare ee jirkiisa uga dhuftay Koox Hubaysan oo dhac u gaysanaysay xili uu Dukaankiisa ku Sugnaa Burcadii dhaca Gaysatay ayaa Goobta ka baxsatay
waxaana durba soo Gaaray Booliska.

Dilalka Soomaalida ayaa ku sii kordhaya dalkaas sanadkan 2021ka.

Back to top button