Somali News

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Muwaaddin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Gnacsatada Soomaalida ee Dalka Koofur Afrika ayaa shalay lagu dilay Waddankaasi oo beryihii dambe dilalka Soomaalida ku sii kordhayeen.

Abdifatah Xoogsade Ayaa Maanta Lagu Dilay Deegaanka Isku Raranka Ah Ee Alxendera Ee magalada Johannesburg
Sida Ay inoo xaqiijiyeen ehelada Marxuumka Koox la rumeeysanyahay in ay Burcad yihiin Ayaa istaajiyay gaari Uu Watay Waxaana La weydiistay lacago kaash ah
Marxuumka Ayaa U geeriyooday 4 xabadood Oo Ay Ragii hubeeysnaa Ku dhifteen
Booliska Ayaa wada Baaritaano xoogan walow kooxdii dilka geeystay ay baxsatay
Back to top button