Somali News

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Muwaaddin Soomaaliyeed ayaa lagu dilay Dalka Koofur Afrika.

Mowliid Cabdulaahi Ayaa lagu Magacaabi jiray marxuumka la dilay.

Wuxuu ka mid ahaa Gananacsatada Soomaaliyeed ee dalkaas.

Koox Burcad Koofur Afrikaan ah ayaa waxaa ay weerareen goob ganacsi uu Ku lahaa dalkaas.

Dalka Koofur Afrika ayaa waxaa ka taagan dilalka dadka Ajaanibta ah oo ay Soomaalida ugu badantahay.

Sanadkan 2020 waxaa dalka Koofur Afrika lagu dilay dad badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo ganacsato u badan.

 

Back to top button