Muxuu shaqadii u joojiyey Guddigii dhameystirka xeerarka Doorashada ee laba Aqal ee Baarlamaanka?

Guddiga Wadajirka ah ee labad aqal ee Baarlamaanka Federaalka u xil saaray diyaarinta Xeerarka Dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey inuu hakiyey Shaqadii uu waday. Guddiga ayaa war uu soo saaray ku sheegay inay shaqadooda u hakiyeen sababo la xiriira cudarka Coronovirus, sida uu sheegay Guddoomiyaha Guddiga xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow oo caddeeyay in shaqadii … Continue reading Muxuu shaqadii u joojiyey Guddigii dhameystirka xeerarka Doorashada ee laba Aqal ee Baarlamaanka?