Somali News

MW Deni oo ka tacsiyeeyay Xildhibaan geeriyooday

Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo ka tacsiyeeyey Geerida Marxuum Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo ka tirsanaa Golaha Wakiillada Puntland iyo Hooyadiis Marxuumad Raxmo Ciise Rabaadin.

Xildhibaanka ayaa ku sii jeeday aaska hooyadii oo geeriyootay waxaana uu intii uu u sii socday galay shil gaari.

Back to top button