Somali News

Mw Farmaajo oo berri hortagaya golaha Shacabka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa berri hortagaya Golaha shacabka.

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa helay farrriin la xiriirra kulanka degdegga ah ee berri.

Dhambaal loo diray Golaha shacabka ayaa u qoran.

Beri oo Sabti ah oo ay Tar 06 February, waxaa jira Kulan Gaar ah oo Madaxweynaha JFS soo codsaday.
Agendaha
1. Warbixin ku saabsan Xaalada Guud ee Dalka iyo Doorashooyinka Qaranka..

Back to top button