Somali News

MW Farmaajo oo magacaabay Taliyayaal CXD ka tirsan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo isku shaandheyn Ku sameeyay Taliyayaasha CXD.

Farmaajo ayaa Taliye ku-xiggeenka ciidanka Xoogga u magacaabay Jeneraal Cabaas Amiin Cali oo horay u ahaa Taliyaha Ciidanka dhulka sidoo kale Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS ayaa loo magacaabay Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi.

Sidoo kale Taliye ku-xiggeenka Ciidanka Dhulka ayaa loo magacaabay Jeneraal. Xuseen Xoosh.

maanta ayey xilalka la kala wareegeen, kadib Munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo ah Taliska Ciidanka xoogga Dalka.

 

Back to top button