Somali News

MW Farmaajo oo saxiixay Guddi kale oo ay doodi ka taagantahay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saxiixay Guddiga madaxabanaan ee la dagaallanka musuqmaasuqa.

Warqadda uu saxiixay Madaxweynaha ayaa waxaa ku taariikheysan 30ka Bishii 12aad ee sanadkii la soo dhaafay si la mid ah Guddigii uu dhawaan saxiixay ee ay doodda ka dhalatay.

Back to top button