Nabadoon ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa oo ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)
Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu ahaa waxyaabaha qarxa oo loogu xiray Gaarigiisa. Qaraxa ayaa lala beegsaday Gaari uu watay nabadoon lagu magacaabo Muxidiin Bagaase, wuxuuna Gaarigu ku qarxay agagaarka Isbitaalka Digfeer, iyadoo uu ka badbaaday qaraxa, marka laga reebo dhaawacyo fudud. Gaariga qarxay ayaa ahaa … Continue reading Nabadoon ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa oo ka dhacay magaalada Muqdisho (Sawirro)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed