Nin la dhashay Aqoonyahan Caan ah oo ku dhintay Qaraxii magaalada Muqdisho

Wararkii ugu danbeeyay qaraxyadii mattaanaha ee ahaa ee galabta ka dhacay Isgoyska  Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu ku dhintay nin la dhashay Aqoonyahan caan ka ah magaalada Muqdisho. Gaariga ku qarxay Isgoyska Dabka, agagaarka Daarta Colow ayaa la sheegay inuu watay wiil la dhashay Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida Aqoonyahandda … Continue reading Nin la dhashay Aqoonyahan Caan ah oo ku dhintay Qaraxii magaalada Muqdisho