Somali News

NISA oo shaacisay kiimiko ay qabtay

Hay’adda sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtey maado laga sameeyo qaraxyada iyo shaqsiyaadkii “dalka soo geliyey una gudbiyey maafiyada Al-Shabaab”; balse ma carabaabin goobta iyo goorta lagu qabtay..

Qoraal lagu daabacay Barta Twitter ka ee hay’adda NISA  ayaa u dhignaa.

Back to top button