Somali News

Ogow Ajendayaasha Golaha Shacabka ee maanta

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kalfdhiga 8aad ee dhamaadka ah.

Xogheynta Golaha Shacabka ayaa Xildhibaannada ku wargeliyay Ajendayaasha fadhiga maanta oo ka kooban ilaa saddex qodob kuwaas oo kala ah;

1. U codeynta Xubnaha Guddiga Adeega garsoorka
2. U codeynta Xubnaha Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa
3. Akh3aad ee H/Sh Nootaayooyinka Soomaaliya.

Back to top button