Browsing: Baarlamaanka
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay xilli danbe farriin u kala diray xildhibaannada, taasoo lagu sheegay inuu baaqday fadhigii Baarlamaanka…
Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya, ayaa maalinta berri ee Isniinta yeelanaya kulankoodii labaad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooram…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si weyn u dhaliiley…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku dhaartay inuu hoggaamin doono mooshinka lagu ridayo xukuumadda…
Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Golaha Shacabka u gudbuyey Mooshin degdeg ah oo ku…
Kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta ayaa lagu dhawaaqay inuu baaqday.
Qaar ka mida xildhibaannada mucaaradka ah ayaa goor dhoweyd lagu arkay xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, iyagoo wata Boorar oo ku…
Iyadoo maanta lagu wado inuu furmo kulankii koowaad ee kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka ayaa dood ka dhalatay ajendaha fadhiga maanta…
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa tirakoon uu iskiis isu xil saaray ku soo sameeyay dhimashada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeedinaya munaasabadda furitaanka kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadda ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow si rasmi ah u furaya kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ka digay weerarro hor…
Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay weerarkii maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Shaqada…
Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go’aamiyey xilliga uu…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre u soo jeediyay inays xilka iska casisho inta aanu…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tiran Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya inaysan siyaasadeyn mushaarka ciidamada,…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida Xildhibaanada Baaralmaanka Federaalka ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu…
Iyadoo dalka ka wada maqan yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda ku go’aamiyey xilliga uu furmayo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya oo caawa ku sugan magaalada Kampala ee dalka Uganda inuu raaligelin…
