Browsing: Baarlamaanka
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareb ka dhacaya Doorashada kursi ka mid ah Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo uu iska casilay C/qaadir Gaafow…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guriga uu degan yahay ee magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Qatar…
Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa xaruntooda maanta kula kulmay Guddiga la socodka Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka…
Wakiilka Q/Midoobay Michael Keating oo Gurigiisa kula kulmay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh [Daawo]
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhowaan…
Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda nabadsuggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Cabdalla Cabdalla ayaa si rasmi ah looga saaray Liiska…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab ka bixiyey weerar ay ku qaadeen taageerayaasha Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo baraha bulshada…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa weerar kulul ku qaaday xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibannada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku hanjabay inuu kala shaandheyn doono hay’adaha fara badan ee ku howlan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo maanta dib ugu…
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay ku fashilantay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sababaha…
W axaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo dalka ka maqnaa…
Waxaa magaalada Muqdisho caawa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalinta Berri ah…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa farriin u diray dadka K/Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan…
Qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota magaalada…
Guddiga joogtada ee Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeshay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Guddoomiye ku…
Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka, kana mid ahaa musharixiinta xilka madaxweyne kula loolamay Maxamed C/llaahi…
Madaxda dowlada Soomaaliya ayaa hambalyada Ciidul Adxaa oo ku beegan Berri si kala gaara ugu diray shacabka Soomaaliyeed, iyagoo u…
Guddiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay xilliga ay bilaabaneyso qabashada araajida musharixiinta u tartamaya saddex kursi oo ka bannaan…
Senator Axmed Macalin Nadiir oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qeylo dhaan kasoo saaray ciidamada uu…
