Browsing: Baarlamaanka
Kulan ay xildhibaannada taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ayaa soo saaray go’aan ku saabsan xaalada…
Xiriirka u dhaxeeya saddexda mas’uul ee Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maraya halkii ugu xumeyd in ka badan muddo hal sano…
Wararkii ugu danbeeyay xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay abaabulka mooshinnada iska horjeeda ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegay in…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si aan hore loo arag uga hadlay mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan…
Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay xeerkii dhowridda midnimada iyo Gobanimada Soomaaliya, kadib dood laba maalmood qaadatay iy laba…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ansixiyey xeerkii dalka looga mamnuucay shirkadda…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda caadiga ahaa ee toddobaadlaha ku leh magaalada Muqdisho, iyadoo ay horyaallaan arrimo xasaasi ah.
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laba qeybood u kala jabay kadib mooshin kalsooni kala noqosho oo saaka ay…
DEGDEG: Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo ku dhawaaqay Sharcinimada Mooshinka Guddoomye Jawaari
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muuday ayaa ku dhawaaqay in Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka…
Xildhibaannada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari oo Go’aan cusub soo saaray & Xaalada Mooshinka
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shir jaraa’id oo ay caawa ku…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay Mooshin laga keenay isaga, wuxuuna shaaciyey inuu jabay…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in laga sameeyay been abuur ka laabasho Mooshinkii Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maamed…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay waxba kama jiraan ka dhigeen…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku gacan seyray, sharci darrana ku tilmaamay mooshinka ay ka…
Xildhibaanada Aqalka sare ayaa dood kulul ka leh maanta go’aankii uu Baarlamaanka Federaalka kasoo saaray shirkadda DP World ee dalka…
Kadib mooshin lama filaan ah oo ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ka diyaariyeen guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
Iyadoo xiisad siyaasadeed oo culus ay ka dhalatay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa waxaa…
Maamulka Puntland ayaa sheegay inaysan waxba ka quseynin go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya kasoo saartay shirkadda DP World ee lagu mamnuucay inay…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamida xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ee saxiixay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa shaaciyey sababta…
C/weli Muudey oo qabtay Mooshinkii Guddoomiye Jawaari & Prof. Jawaari oo luminaya Guddoominta Golaha
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u qabtay mooshin laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya…
