Browsing: Baarlamaanka
Guddiya Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shir ka yeelanaya muranka dhashay canshuur ay soo kordhisay Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya.
Doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay kursi ka bannaanaa Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka oo ah kursi ay leedahay…
Waxaa magaalada Kismaayo maanta ka dhacaya doorashada kursi ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya Saadaq C/llaahi Cabdi ayaa laga reebay tartanka Kursiga Beesha Hubeer ee Baarlamaanka Federaalka oo…
Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mida xildhibaannada caanka ah ee Golaha Shacabka, horena u soo noqday Wasiirka Arrimaha dibadda…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar ku qaaday Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, isagoo sheegay hadal kasoo yeeray inuusan ahayn mid…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaanada mucaaradka ah ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sanadkii uu xilka hayay Madaxweyne Farmaajo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasna Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi lagu soo dhoweeyay isagoo halkaasi saacado ku hakaday xilli uu…
Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay inay noloshiisa…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa bilaabay diyaarinta Mooshin cusub oo ka dhan ah dowladda Imaaraadka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka baaqday socdaal uu ku tegi lahaa dalka Sweden, kadib is mari waa’ ka dhashay…
Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanabloolshe) ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay lacag dhan 1 Milyan…
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa bilaabay diyaargarowga doorashada kuraas ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaa goor dhoweyd soo dhammaatay doorashada Wareegii labaad kursigii Baarlamaanka ee Jufada Cali Madaxweyne ee Beesha Xawaade oo ka socotay…
Waxaa socota doorashada wareega labaad ee Kursiga Xildhibaannimo ee Golaha Baarlamaanka magaalada Jowhar, iyadoo ay isugu soo haraan laba musharax.
DEGDEG: Natiijada Wareegii labaad Doorashadii Kursigii Xildhibaan ee Beesha Cali Madaxweyne/Xawaadle
Waxaa hadda soo dhammaaday doorashada Wareegii koowaad kursigii Baarlamaanka ee Jufada Cali Madaxweyne ee Beesha Xawaade oo ka socotay magaalada…
Waxaa magaalada Jowhar ka bilaabatay doorashada Kursi Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo ay ku tartamayaan lix musharax oo kasoo…
Kursiga Baarlamaanka Federaalka ee Beesha Cali Madaxweyne ee Xawaadle ayaa noqday mid u xayiran hal siyaasi oo lagu guuleysan waayey…
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa qarka u saaran inuu ku fashilmo kursi xildhibaan ee Barlamaanka Federaalka oo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhici doonto doorashada kursiga Xildhibaanimo ee Beesha Cali Madaxweyne/Xawaadle ee…
