Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ka mida Golaha shacabka oo ka hadlayay kulankii Baarlamaanka ee loogu codeeyay warbixinta Guddigii…
Warbixinta Guddiga Golaha shacabka u saaray arrinta kiiskii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax waxaaa ugu muhiinsanaa:
KulankII Xildhibaanada Golaha Shacabka maanta lagu dhageystay Guddigii loo xil saaray in ay baaritaan ku soo sameeyaan kiiskii Qalbi dhagax.
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ahaantiisa looga hadlayo warbixin ay soo…
Guddigii Baarlamaanka Federaalka u saaray arrinta sarkaalkii ka tirsanaa Jabhadda Ururka Xorreynta Ogadeniya ee ONLF C/Kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax…
Qaar ka mida xildhibaanada Golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Wasaaradda Dastuurka xukuumadda Soomaaliya iyo Guddiyada Qaabilsan Dastuurka ayaa heshiis la dhex dhigay kadib markii ay isku dhaceen dhowaan.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa looga yeeray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ansixiyay xisaab xirka labadii sano ee xukuumadda Cumar C/rashiid 2015 iyo 2015 iyo sharci kale oo…
Shirka Baarlamaanka Federaalka ee maanta ayaa loo codeynayaa xisaabxirkii miisaaniyadda 2015/2016 oo muddo muran ka taagnaa, isla markaana lacago badan…
Guddiga baarlamaanka u saaray arrinta sarkaalkii ONLF ee Itoobiya loo dhiigay C/kariin Sheekh Muus (Qalbi dhagax) ayaa waqti loo qabtay…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa goor dhoweyd ansixiyay Hindise Sharciyeed ay soo dhammaatay doodiisa oo hor yaallay Baarlamaanka.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubba.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya c/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa su’aal la keenay awoodo uu kororsaday Aqalka Sare ee Baarlamaanka.
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay tallaabadii ugu horeysay oo ay isku siinayaan awoodo aanay ahayn oo…
Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug oo maanta khudbad ka jeediyay Aqalka Aqalka sare ayaa ka codsaday xildhibaannada…
Kulanka Aqalka sare ee Baarlamaanka waxaa maanta tegay madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ku sugnaa magaalada Muqdisho.
Guddiga Difaaca Baarlamaanka ayaa maanta xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyaha ciidamada xoogga dalka.
Kulan ay maanta yeesheen xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayay ku ansixiyeen qodob aan ka mid ahayn shaqooyinka loo xilsaaray.
Kulan ay soo qabanqaabiyeen Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa galabta ka furmay magaalada Muqdisho.
