Browsing: Baarlamaanka
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa loo heystaa war uu dhowaan ku naqdiyay Golaha Shacabka.
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mida kalfadhiga labad ee Baarlamaanka.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u celiyay hindise sharciyeedkii La-dagaalanka musuqmaasuqa oo golaha wasiirada ay u gudbiyeen Baarlamaanka.
Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ee sida weyn uga horjeeda dowladda Farmaajo ayaa kahor yimid go’aanadii…
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa Qoraal ay soo saartay amartay Hay’adaha dowladda in la dhaqan gelinayo lana fulinayo go’aankii ay…
Wasiirka Dastuurka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay go’aankii uu baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku…
Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska diiday maanta go’aankii ay Maxkamadda Sare ku baabi’isay doorashadii 8 kamida xildhibaanada oo dacwad…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diiday go’aan kasoo baxay Maxkamadda Sare ee dalka oo sharci darro ka dhigay kuraaska 8 xildhibaan…
Iyadoo aan weli xal loo helin go’aankii maxkamadda sare ee Soomaaliya ku laashay sharcinimada 8 ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka…
Iyadoo muddooyinkan la hadal hayay mooshin laga wado xukuumadda Soomaaliya ee Xasan Cali Kheyre ayaa faahfaahin dheeraad ah ka soo…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa maanta shir Gaara xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kula yeeshay guddoonada labada Aqal…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa dood kulul ku dhex martay Baarlamaanka, kadib dood ka dhacday Miisaaniyadda hor taalla ee sanadka 2017…
Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa ku baaqay in la qabto doorashada 8 kursi oo maxkamadda sare ay sharci…
Dad shaqo-doon ah oo ku dhow 1300 qof ayaa codsaday 7 jago oo ka bannaaneyd Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga Doorashada Qaran ee Soomaaliya ayaa soo saaray Buug ku saabsan erey bixinta Doorashooyinka.
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baaralmaanka ayaa su’aal ka keenay mushaarka la siiyo ciidamada…
Kulankii labaad ee kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho iyadoo su’aalo adag lagu weydiiyay Wasiirka Maaliyadda…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta bilaabaya ka doodista Miisaaniyadda lixda bilood ee Dowladda Soomaaliya ee ka hartay Sanadka 2017.
Iyadoo uu dhowaan furmay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Federaalka ayaa la sheegay in Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka uu qoraal abuuraya xiisad…
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay isku dhaca u dhaxeeya xildhibaanada iyo xukuumadda Xasan Cali Kheyre.
