Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uu goor dhow ku dhawaaqayo Go’aan cusub oo ku saabsan…
Iyadoo ay weli socoto waanwaanta laga dhex wado Guddoomiyaha Baarlamaanka oo dhinac ah iyo Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha oo dhinac…
Kulan muddo qaatay oo dhex maray Guddoomiye Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad aan la faahfaahin iyo heshiis…
Xildhibaannada taageersan Madaxweynaha Mooshinka xil ka qaadistiisa la isku heysto Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta qabanaya bandhig dhoolatus ah oo…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay mahad celin u jeediyay shacabka ku nool magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho,…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki aya ka duulay magaalada Muqdisho, kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku yimid Soomaaliya.
Wafdiga madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Soomaaliya ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay…
Iyadoo Madaxweynaha dalka Eritrea Isais Afwerki saacadaha soo socda ku soo jeedo magaalada Muqdisho oo diyaar garow weyn ka socdo…
Xildhibaannada taageersan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shir degdeg ahaa oo ay isugu yimaadeen saacado kadib markii la qabtay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdaullaahi Farmaajo ayaa farriintiisii ugu horeysay soo dhigay baraha bulshada wixii ka dambeeyay markii laga keenay mooshinka…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibannada mooshinka xil ka qaadista ka keenay madaxweynaha Farmaajo ayaa baaq u diray…
Xildhibaannada keenay mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa…
Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo 9-kii…
Wararka laga helyo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu mooshinka laga keenay ku canaantay la-taliyeyaashiisa iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan ee u soo…
Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Federaalka C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo saaray qoraal ka kooban 7 Qodob…
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ayaa shaaciyey in madaxweynaha Soomaaliya uu amar ku bixiyey in xabsi guri la geliyo guddoomiyaha Baarlamaanka…
Bannaanbaxyo looga horjeedo mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka socda xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo uu soo qabanqaabiyey…
Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta…
