Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Turkiga degan ayaa ka hadlay kulankii dhex maray isaga iyo madaxweynaha…
Madaxweyne Farmaajo oo Turkiga kula kulmay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh [Maxay ka wadahadleen..?]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay xafladii furitaanka Aagga Ganacsiga Xorta ah ee dalka Jabuuti oo dowladda…
Madaxweynaha maammulka Jubbaland qoraal warqad dacwad iyo cabasho ah u diray Madaxweynaha dee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo ku saabsan Maalinta Xoriyadda Mareykanka u diray Trump [Akhriso]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan maalinta xoriyadda Mareykanka u diray Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kadib xaflad ka dhacday Xarunta…
Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika ayaa maanta shir uga furmay magaalada Nouakchott ee dalka Mauritania, iyadoo looga hadlayo qoddobo ay ka mid…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq u diray Maamulka Somaliland, isagoo ku dhawaaqay in dib loo bilaabayo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin hambalyo ah oo ku saabsan munaasabadda xoriyadda 1-da Luulyo u soo diray dhiggiisa madaxweynaha…
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan dhexdhexaadinayo la yeeshay madaxda maamulka Galmudug ee khilaafku ka dhaxeeyo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin ay ka muuqato rajo u diray dadka iyo maamulka Somaliland, isagoo sheegay in…
Munaasabad lagu maamuusay maalinta 26-ka June ee Calan-saarka Soomaaliya iyo xoriyaddii Gobollada Waqooyi ayaa xalay ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir …
Madaxweyne Farmaajo: “Hal Sano & Bar ka hor ma jirin Cid ka hadleysa Wadaniyad.., waana la baqaayey”
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay ahaayeen dad aan gumeysi ogoleyn oo halgan adag la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in sidii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya ee xilka haya Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Janaraal Gordon ayaa sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in madax badan ay la xiriireen Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyadoo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faahfaahin ka bixiyey heshiiskii uu la gaaray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, wuxuuna sheegay…
