Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku joogay dalka Qatar ayaa sii dheereystay socdaalkiisa oo markii hore la sheegay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Qatar ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka…
Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee booqashada rasmiga ah ku jooga dalka Qatar ayaa waxaa ka mida laba wasiir oo haween ah…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la…
Amiirka Dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa ayaa maanta Duhurtii xaruntiisa magaalada Doha ku qaabilay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Dowladda Shiinaha ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu deeqday hal milyan iyo bar doolar si loogu gurmado dadka ay fatahaaddu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka duulay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Qatar.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin culus u diray dadka ku nool Magaalada Muqdisho.
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu u dhoofo Dalka Qatar, isagoo booqasho rasmi ah uga…
Ciidamada madaxtooyada ayaa mar kale tababar loo soo xiray, kaasoo ka mida tababarro xriir ah oo u socday ururka 60-aad…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay wiilashada xulka Qaranka K/cagta ee Soomaaliya oo da’doodu ka yar tahay17 sano jirka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay Caawa baaqatay casho sharaf loo sameyn lahaa xulka da’yarta Soomaalida ee kaalinta…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunta u diray dhammaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay inay xaalad bani-aadamnimo oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo biyaha fatahaadda ay go’doomiyaan.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya inay goor dhow u duuli doonaan magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu ka baaqday safar uu ku tegi lahaa magaalada Bujumbura ee dalka Brundi.
