Browsing: Madaxtooyada
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu xilka iska casilay Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Axmed Jimcaale Geedi…
Muqdisho, Oktoobar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay…
Mahad Maxamed Salaad oo ka mid xildhibaannada ku kacsan hoggaanka Dowladda Federaalka iyo xukuumada ayaa sheegay in Madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Telefoon u diray Madaxweynaha Masar C/fataax Al-Sissi.
Madaxweynaha maamulka Galmudug ee qaar ka mida xildhibaannada Baarlmaankiisa ay xilka ka qaadeen ayaa u goodiyay madaxeynaha Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ku sii jeedo dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba-gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee u ku joogay dalka Sudan.
Safiirkii Maraykanka u fadhiyay Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa la sheegay inuu xilka iska casilay.
Khartuum, 6 Oktoobar, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir…
Dowlahada Soomaaliya iyo Suudaan ayaa gaaray heshiis dhowr qodob ah, kadib wadahadal dhex maray hoggaamiyeyaasha labada dal oo wadahadal ku…
Wadahadal laba geesood ah ayaa magaalada Khartoum ku dhex maray wadfiga madaxweyaha Soomaaliya iyo dowladda Suudaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo maanta Xarunta Madaxtooyada Waraaqahooda aqoonsiga Safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee Wadamada Sweden iyo Austria…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa intuu ku sugnaa Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ku qaabilay Qasrigii uu degenaa Sheekh…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku baaqay shir madaxda maamul Goboleedyada ay ku yeelanayaan magaalada Kismaayo oo…
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo aya safar kale uga dhoofaya dalka isagoo ku sii jeeda magaalada Khartoum ee dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dadkii lagu laayay magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.
Sacuudiga oo Dowladda Soomaaliya u fasaxday Malaayiin Doolar oo hore looga xayiray [War-saxaafadeed]
Muqdisho, 02 October 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey taageerada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga isgaarsiinta dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharcigii ugu muhiimsanaa intii uu xilka hayay, kaasoo maanta dhaqan galay.
