Browsing: Madaxtooyada
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maamulka la magac baxay Somaliland u diray fariin ku saabsan midnimada Soomaaliya,…
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta la ciiday boqolaal shacab ah oo kasoo qeybgalay tukushada Salaada Ciidul Fitriga ee masjidka…
Suuqyada Dharka ee Muqdisho iyo Carwooyinka ayaa lagu arkay dhar lagu xardhay magaca madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay shirka is-barbar taagga Qaxootiga ee magaalada Kampala.
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa…
Qorshihii xasilinta ammaanka Muqdisho ee xukuumadda Soomaaliya ayaa su’aalo badan ka dhasheen kadib markii weerarro is xiga ay Alshabaab ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda oo booqasho uga bilaabatay.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid noqday madaxdii ugu horeysay ee hambalyada u dirtay dhaxal-sugaha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga.
Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa intii ay talada dalka qabatay qaadatay qaab cusub oo xilalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda dalka Uganda.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lacag ku dhow 20,000 oo doolar (labaatan kun oo doolar) u bixiyay samafal iyo…
Haweneyda Soomaaliyeed ee Fadumo Dayib oo mar isu sharaxday xilka madaxweynaha Soomaaliya intii aanay ka laaban markii dambe ayaa lagu…
Dowladda Sacuudiga ayaa la sheegay inay hakisay lacag ay ugu deeqday dowladda Soomaaliya oo lagu waday in soo gaarto dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya oo sii wada isbedelka maamulka madaxtooyada ayaa magacaabay agaasime ku xigeen cusub oo Villa Somalia yeelaneyso.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta muxaadaro u jeediyay dad Salaada jimcaha ku tukaday Masjidka Isbaheysiga.
Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga Qaranka ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu guddoomiyay Madaxweyne…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay muddooyinkan ka hadlay weerarkii xalay ka dhacay Baarka Pizza House ee magaalada…
Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga ayaa qaaday tallaabooyin ay siyaasad ahaan cadaadis ku saarayaan madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeysanaya inuu Soomaaliya ay dhexdhexaad ka tahay khilaafka ka dhaxeeya dalalka Khaliijka iyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarisay mashaariic fara badan oo Boqortooyada Sacuudiga ay maalgelin doonto.
