Browsing: Madaxtooyada
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada isu soo bax weyn oo la sheegay inuu beri ka dhici doono Magaalada Mudisho.
100-kii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar,
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqaalihii hab-maamuska ee Villa Somalia shaqadii laga eryay.
Agaasimaha cusub ee madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada isu soo bax weyn oo la sheegay in lagu xusayo guushii madaxweyne Farmaajo ka…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu wareysigan uu kaga hadlayaa waxyaaba badan oo ay ka mid tahay, waxa u qabsoomay…
Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya ayaagoor dhoweyd lagu dhawaaqay.
Agaasinka cusub ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goor dhow lagu dhawaaqo.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shuruudo adag ku soo rogtay xildhibaanada doonaya inay la kulmaan madaxweynaha.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dawladda Sucuudiga ay lacag badan ugu yaboohday Soomaaliya.
Warar lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Fahad Yaasiin oo ah saaxibka Madaxweynaha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Guddi u saaray soo qiimeynta Xaaladah maxaabiista ku xiran Xabsiyada Dowaladda.
Daawo madaxweyne Farmaajo oo maqribnimii ka soo degay Muqdisho. Inta badan Farmaajo lama soo dhoweeyo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka digay siyaasiyiin uu sheegay inay adeegsadaan qabiil iyo Mooshin si ay carqalad u…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Cadaado.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliye cusub oo uu yeelanayo.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegay aqbalay dalab uga yimid dowladda Qatar oo ku saabsan…
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta oo kale boqol maalmood ka hor ka dhacday Xarunta Madaxtooyada…
Madaxweyanha Soomaaliya oo ay maanta u dhammaatay 100 maalmood oo si rasmi ah uu kursiga madaxtooyada Villa Somalia kuga fadhiyay…
