Browsing: Madaxtooyada
http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/05/18412232_816842951811946_544443313005002752_n.mp4
Odayaasha iyo siyaasiyiinta beesha H/Gidir oo shirar is daba joog ah ku lahaa Muqdisho ayaan wax go’aan ah ka gaarin…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ballabqaaday haddii uu 4-ta sano ee uu heysto wax ku qaban waayo inuusan…
Socdaalkii madaxweynaha Soomaaliya ee la qorsheeyay inuu ku tago degaano ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose ayaa lagu koobay degmada Afgooye.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa joojisay qandaraas shirkad ay lahayd xaaskii madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Saadka siin jirtay Madaxtooyada.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/LLaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Afgooye ee duleedka Muqdisho
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta socdaal dhulka ku gaaray magaalada Afgooye ayaa kulan la qaatay waxgaradka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyaha ciidamada nabadsugidda iyo sirdoonka ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in jidka isku xira magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye gebi ahaan la xiray.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Kadib muranka ka dhashay hanti-dhowraha Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya
Madaxweynaha Soomaaliya, ahna taliyaha guud ee ciidamada Qalabka sida ayaa kormeer ku tegay bakhaarada Saadka ciidamada dowlada.
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ku sugan Muqdisho kadib markii loo doortay madaxweyne ayaa kulamo la…
Xildhibaanada laba gole ee Beesha H/Gidir ayaa wada olole ay culeys ku saarayaan dowladda Somaaliya kadib xiisad ka dhalatay laba…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo dhowaan booqday magaalada Adis ababa ayaa tegay xarunt Midowga Afrika ee magaalada Adis ababa.
Socdaalkii Madaxweyne Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tegay Itoobiyaee qaatay 24-ka saac wuxuu ahaa socdaal rasmi ah oo arrimo badan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo uu xilka uga qaadayo Hanti dhowrka guud Nuur Faarax…
Soomaaliya iyo Ethiopia – Billow Wanaagsan
Madaxda Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa tacsi wadajir ah u soo diray dowladda Soomaaliya,
