Somali News

Q.M oo ku baaqday shirar kale oo gaargaar ah

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo shir horudhac ahaa oo shalay ka furmay Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobey ayaa lagu yiri.

Qaramada Midoobay waxay ka war haysaa kulanka maanta ee horudhaca u ahaa Shirka la qorsheeyay inuu Muqdisho ku qabsoomo oo qayb ahaan ay goob joog u ahaayeen Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka; waxay Qaramada Midoobay ku baaqaysaa kulamo aan rasmi ahayn oo dheeraad ah, si loo xaqiijiyo kasoo qaybgakii loo baahnaa oo ah mid dhamaystiran, si is afagarad looga gaaro fulinta qaabka doorasho ee 17-kii September.

Back to top button