Somali News

Qaramada Midoobey oo eedeysay D.Soomaaliya

Qaramada Midoobey ayaa eedeyn kala dul dhacday dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Isha Dfyan oo ka mid ah Guddiga madaxabanaan ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegtay in ku tunashada xuquuqda aadanaha, weerarrada ka dhanka ah shaqaalaha caafimaadka, kufsiga haweenka iyo awood sheegashada Hay’adaha amaanka dowladda ay kordheen.

Isha oo bishii March ee sanadkan la soo magaacabay ayaa wali joogta Geneva iyada oo xanuunka Carona dartiis iman weyday Soomaaliya.

Waxaa ay ka shaqeysaa xafiiskeeda Geneva iyada oo xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya .

Ebyan Maxamed Saalax oo ah danjiraha Soomaaliya ee Switzerland iyo Austaria ayaa sheegtay in dalkeedu uu Ku dhaqmo xeerarka caalamiga ah ee ay saxiixday.

Back to top button