Qarax culus oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax Culus oo dhawaaqiisa laga maqlay meelo uu ka dhacay Degmada Hiliwaa ee gobalka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegaya inuu dhaliyay qasaaro dad shacab ah soo gaaray. Qaraxa ayaa ahaa miinada Nooca dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in la gelyay dhinaca laamiga meel ku dhaw Ex Control Balcad … Continue reading Qarax culus oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho