Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso & Faafaahin laga helay Qasaaraha ka dhashay…

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheega inuu Qarax saaka ka dhacay magaaladaasi, siiba halka laga galo xarunta Maxkamadda Darajada koowaad xarunta ee Gobolka Bari. Qaraxa ayaa lala beegsaday Gaari uu leeyahay guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Bari Muadne Abuukar C/naasir, iyadoo ay ku dhaawacmeen ilaa 7 qof oo gaariga la socday iyo dad … Continue reading Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso & Faafaahin laga helay Qasaaraha ka dhashay…