Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Somali News

Qaraxyo is-miidaamin ah oo lagu weerarray Goobo shacab oo ku yaalla Magaalada Baydhaba (Sawirro)

Laba qarax oo is-miidaamin ah ayaa ka dhacay xarumo shacab oo ku yaalla magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Qaraxyada oo daqiiqao kala dambeeyay ayaa lala kala Hoteelka weyn ee Bilan iyo  Maqaayadda lagu magacaabo Al-Badri oo ay fariistaan dadka Shacabka ah, waxayna dhaliyeen qasaare xoog leh oo soo gaaray dadi  badan oo goobahaasi ku sugnaa  oo u badnaa dadkii Galabnimada u shaah doontay.

Ilaa 18 qof ayaa ku dhintay qaraxyada, waxaana dhaawacan la sheegay inuu sare u dhaafay 20 kale, iyadoo magaalada ay gashay xaalad gurmad ah.

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 1 person, outdoor

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media