Somali News

Qoorqoor oo la kulmay Madiera

Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay safiirka Midawga Afrika ahna madaxa AMISOM Amb Francisco Madera. Madaxweynaha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay dadaalada lagu hormarinaayo hawlaha Amniga Galmudug

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen arimaha doorashooyinka iyo dadaalada loogu jiro dhameystirka arimaha doorashooyinka.

Galmudug, ayaa ka biya diiddan shir lagu wado in uu ka dhoco Muqdisho kaas oo ay gadaal ka riixeyso beesha Caalamka.

 

Back to top button