QORAAL: Dowladda Somaliya oo ka hor timid Nidaamkii gaarka ah ee Beesha Caalamka kaalmada ku siiso Somaliland

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid in la sii wado nidaamkii ee Beesha Caalamka kula macaamili jirtay maamulka Somaliland ee deeqaha lagu siin jiray “Special arrangement”. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ee xukuumadda Soomaaliya oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Wasaaradaasi Jamaal Xasan Maxamed ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ah ee … Continue reading QORAAL: Dowladda Somaliya oo ka hor timid Nidaamkii gaarka ah ee Beesha Caalamka kaalmada ku siiso Somaliland