Ra’iisal Wasaaraha cusub oo Amarro kusoo rogay Wasiirada xilka sii haya (Akhriso Wareegtadii ugu horeysay)

Ra’iisul Wasaaraha aan weli magacaabin Golihiisa Wasiirada Maxamed Xuseen Rooble ayaa amarro kusoo rogay wasiiraa xilka sii haya ee xukuumadii hore, isagoo soo saaray wareegtadii ugu horeysay. Waregada Ra’iisal wasaare Rooble ayaa lagu faray Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Xil-gaarsiinta inaysan qaadi karin qaadan karin wax go’aan ah oo aanay kala tashan Ra’iisal wasaaraha, isla markaana … Continue reading Ra’iisal Wasaaraha cusub oo Amarro kusoo rogay Wasiirada xilka sii haya (Akhriso Wareegtadii ugu horeysay)