Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska oo laga helay Cudurka Coronavirus iyo farriin uu diray.

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa laga helay cudurka Coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday inuu qaaday cudurka. Waxaa markii hore lagu arkay calaamadaha Coronavirus, iyadoo markii la baaray laga helay sida uu isagu shaaciyey, laguna sheegay War kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo lagu yiri: “Waxaa laga baaray coronavirus kaddib markii uu … Continue reading Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska oo laga helay Cudurka Coronavirus iyo farriin uu diray.