Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo Xafiiskiisa ku kulansiiyey Madaxweyne Farmaajo & Madaxweynaha Somaliland.

Waxaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka oo uu kasoo shaqeeyay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka dhacay xafiska Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, waxaana uu ahaa mid fool ka fool ah oo labada mas’uul ay uga hadleen … Continue reading Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo Xafiiskiisa ku kulansiiyey Madaxweyne Farmaajo & Madaxweynaha Somaliland.