Ra’iisal wasaaraha oo xil cusub u magacaabay xoghayihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa lagu magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Cadaaladda, iyadoo xilkan loo dhiibay Dr. Ismaaciil Jimcaale Calasow oo dhowaan laga qaaday xilkii uu ka hayay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka. Cumar C/rashiid ayaa muddooyinkan danbe ku mashquulsanaa magacaabid xilal kala duwan xili ay xiisad siyaasadeed … Continue reading Ra’iisal wasaaraha oo xil cusub u magacaabay xoghayihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed