FeaturedSomali News

Ra’iisal wasaaraha Somaaliya oo magacaabay Guddi Wasiiro oo la shaqeynaya Aqalka Sare (Akhriso Magacyada)

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi wasiiro ka kooban afar wasiir oo la shaqeyn doona  Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, si xal loogu helo khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Qoraalka lagu magacaabay Guddiga wasiirada ayaa arrintan loogu xil saaray waxay kala yihiin wasiirada  arrimaha gudaha, Maaliyadda Dastuurka iyo Amniga, waxayna Aqalka Sare kal shaqeeyaan xalinta cabashada kasoo yeertay qaar ka mida maamul Goboleeyada dalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA 

Tags
Close
Close