Ra’iisal Wasaare Kheyre 4 bilood kadib buuxiyay jagadii uu banneeyay Wasiir Cabbaas [Akhriso Wareegto]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa buuxiyay jagadii uu banneeyay Marxuum Cabbaas C/llaahi Siraaji wasiirkii howlaha guud oo Muqdisho lagu dilay 3 May 2017. Ku dhowaad 4 bilood (110 maalmood) kadib ayaa wasaaradda Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska xukuumadda Soomaaliya maanta loo magacabay Eng. Saadaq C/llaahi Cabdi. Qorshe lagu doonayay in xilkan loo … Continue reading Ra’iisal Wasaare Kheyre 4 bilood kadib buuxiyay jagadii uu banneeyay Wasiir Cabbaas [Akhriso Wareegto]