Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Somali News

Ra’iisal wasaare Kheyre iyo Madaxda Baarlamaanka oo booqday dhaawaca Xildhibaan Boorow (Sawirro)

Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya ayaa booqday dhaawaca xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo xalay Gaari uu la socday lagu qarxiyey magaalada Muqdisho.

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey) iyo Ra’isal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Isbitaalka Digfeer ku booqday Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud (Booroow) oo xalay culus kasoo gaaray qaraxa, waxayna u kuurgaleen xaaladiisa caafimaad.

Guddoonka Golaha Shacabka iyo Ra’isal Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa warbixin ka dhageystay dhaqaatiir Isbitaalka oo ku saabsan dhaawaca Xildhibaanka. Waxaynasheegeen in caafimaad dibadda ah loo qaadayo haddii dalka wax looga qaban waayo.

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media