Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si degdeg u diray lacag balanqaaday inuu uga qeyb qaato dhismaha Garoonka Ciyaaraha Maxamed Cawaale Liibaan ee Waqooyiga Gaalkcayo. Lacagtan oo gaareysa $220,000 (Laba boqo, labaatan kun oo doolar) ayuu Ra’iisal wasaaraha u balanqaaday dhalinyarrada Waqooyiga magaalada Gaalkacyo, waxaana 48 saac gudahood uu ku shubay Akoonta gurmadka Garoonka … Continue reading Ra’iisal wasaare Kheyre oo 220-kun Doolar degdeg ugu diray dhismaha Garoonka Cawaale & Dood ka dhalatay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed