Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Featured Somali News

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo furay Shirka Dalalka Iskaashiga Islaamka ee Arrimaha Soomaaaliya [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ka furay  Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka OIC,  iyadoo ay ka qeyb galyaan14 dal oo xubno ka ah.

Shirka dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Qaabilsan Arrimaha Somalia, waxaa ka qeyb galaya 14 dal oo ka kala socda dalalka Islaamka ee kala ah: Azerbaijan, Brunei, Djibouti, Egypt, Gabon, Iran, Kuwait, Malaysia, Pakistan, Qatar, Saudi Arabia, Sudan, Turkey, UAE, Yemen.

Ra’iisal wasaaraha ayaa wufuudda ka qeyb galeysa ku soo dhoweeyay Muqidsho, isagoo sheegay inuu ku faraxasan yahay in Soomaaliya ay marti geliso shirkan oo hore uga dhici jiray dalalka dibadda.

HOOS KA DAAWO

 

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media