Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka baaqsaday Dhagax-dhigga Mashruuc looga digay Socdaalkiisa Puntland

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa ka baaqdsaday qorshe uu ku dhagax dhigi lahaa dekadda degmada Garacad ee Gobolka Mudug. Maamulka Puntland ayaa qorsheeyay in goobaha uu booqan doono Ra’iisal wasaare Kheyre ay ka mid noqoto degaanka xeebta Garacad oo Puntland ay in muddo ah raadineysay inay … Continue reading Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka baaqsaday Dhagax-dhigga Mashruuc looga digay Socdaalkiisa Puntland