Ra’iisal wasaare Kheyre oo magacaabay 6 Wasiir, 5 wasiir ku xigeen & 2 Wasiiru dowle [Akhriso Magacyada]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay xubnihii ka bannaanaa xukuumadiisaoo isugu jira wasiiro, wasiir ku xigeeno iyo wasaiiru dowleyaal. Wareegtada ka soo baxday Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu magacaabay lix wasiir, laba wasiiru dowle iyo 5 wasiir ku xigeen,  waxaana ka dhex muuqda xubno cusub, halka xubno horay xilalka qaar hayay dib loo magacabaay. Xubnaha la magacaabay … Continue reading Ra’iisal wasaare Kheyre oo magacaabay 6 Wasiir, 5 wasiir ku xigeen & 2 Wasiiru dowle [Akhriso Magacyada]