Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Wasiiradiisa ka joojiyey Awoodii xil ka qaadista Agaasimeyaasha & Xoghayeyaasha [Akhriso]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wasiiradiisa ka mamnuucay inay xil ka qaadis ku sameeyaan xoghayeyaasha joogtada ah iyo agaasimeyaasha Wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo ku socday xubnaha Golaha Wasiirada, lana ogeysiiyey madaxweynaha ayaa lagu sheegay in iyadoo la tixgelinayo habsami u socodka howlaha ay hayaan xoghayeyaasha joogtada … Continue reading Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Wasiiradiisa ka joojiyey Awoodii xil ka qaadista Agaasimeyaasha & Xoghayeyaasha [Akhriso]